(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey caleemo saarka RW Abiy Ahmed

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Munaasabadda caleemo-saarka Xukuumadda Cusub ee Itoobiya ayaa Shacabka, Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadda cusub ee Dowladda Itoobiya ugu hambalyeeyey Doorashooyinkii guulaystay ee ka dhacay Dalkooda. Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadaas ayaa RW Abiy Ahmed ku amaanay horumarka uu gaarsiiyey dalkiisa mudadii … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey caleemo saarka RW Abiy Ahmed